Khayre oo Daah-furay Mashuuc maal-gelin oo ay ku bexeyso 1.6 Milyan Dollar (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta furay mashruuc lagu maal gelinayo 340 dhallinyaro Soomaaliyeed ah oo soo bandhigay hal abuur ganacsi oo guuleystay. Dowladda Soomaaliya ayaa fulineysa barnaamijka, waxaana maal gelinaysa Hay’adda Horumarinta Caalamiga ah ee Maraykanka (USAID) oo ku binaysa US$1.6Mliyan, waxaana ka qayb qaadanaya qaar ka mid ah shirkadaha … Continue reading Khayre oo Daah-furay Mashuuc maal-gelin oo ay ku bexeyso 1.6 Milyan Dollar (Sawirro)